Tababar ku saabsan sida loo daaweeyo Xoolaha oo lagu soo gaba gabeeyay Gaalkacyo.

0
92

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee maamulka Galmudug Cabdulaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa Gaalkacyo Tababar ugu soo Xiray 20 xubnood oo loo Tababaray Xanaanada Xoolaha.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here