Shirka wadatashiga bulshada rayidka iyo Hay’addaha KG oo lagu soo gaba-gabeeyay Baydhabo

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan wadatashiga qorshaha Hannaanka Dhab u heshiisiinta qaran oo Laba Maalmood ka socday magaalada Baydhabo Xarunta gobolka Baay ayaa waxaa geyb ka ahayeen maamulka, bulshada rayidka qeybaheeda sida culimada, dhalinyarada iyo odeyaasha dhaqanka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here