Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo Ku Xigeenkeeda cusub Ahna u qeybsanaha iyo Isku-duwaha Howlaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya Md. George Conway.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.