Beeraleyda Gobolka Baay oo Rajo wanaagsan ka muujiyay tacabka xilli Roobaadkan.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guud ahaan dalkeena Soomaaliya waxaa Dhawaan ka da’ay Roobab ay Si wanaagsan uga diirsadeen Dadka Beeralayda iyo Xoola dhaqatada ah oo Mudo Afar sano ku jirey Abaaro ay ku waayeen Dalagooda iyo Xooladahooda islamarkaana ku sigtey in dadka ay galaafato.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here