Xarunta UN-ka oo laga dhagax dhigay Magaalada Dhuusamareeb.

0
92

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha xarunta Qarammada Midoobe ee Dhuusamarreeb.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here