Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyay Xaafadda Hanti-wadaag ee Magaalada Jowhar.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ololahan Nadaafadeed ayaa loogu magac daray bilic soo celinta nadaafadda magaalada jowhar ,waxaana ka wado Haween iyo dhalinyaro oo iskaashanaayo iyagoo qaadan wax mushaar ah sida ay sheegtay Muslimo Shabeel oo ah gudoomiyaha ururka Haweenka xaafadda Hantiwadaag.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here