Hal Qof oo ku geeriyooday waadiga Harar ee duleedka Baladweyne.

0
122

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ugu yaraan hal gabar oo yar ayaa ku dhimatay, afar caruur oo kalana waa laga soo badbaadiyay kadib markii ay ku dheceen waadi laga qodo carada lagu dhiso guryaha oo ku yaalla deegaanka Hiiraan Bile ee duleedka Magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here