Sare Ukac Laga Dareemayo Qiimaha Muuska Lagu Kala Iibsado Suuqyada Jowhar .

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sare ukac laga dareemaya Qiimaha la Iibyo Muuska ee Suuqyada Magaalada Jowhar waxaana sare ukacaasi lagu sababeeyay wadooyin qaar ay kala xireen fatahaada wabiga.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedineysa : – xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here