Kulan loogu hadlayay ka hortaga Cudurka HIV-AIDS oo lagu qabtay Hargeysa.

0
55

Jowhar ( Radio Isnaay )- Magalada hargeysa ayaa lagu qabtay kulan wacyigalin ah lona qabtay ardayda jamaacada Alpha ee magalada hargeysa wacyi galinta ayaa ku sabsaned ka hor tag iyo wacygi galinta cudurka HIV/AIDS-ka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here