Maalinta Caalamiga ah ee ka Hortaga Isticmaalka Tubaakada oo Maanta laga xusayo dunida.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanad walbo 31 bisha May hay’adda Caafimaadka Aduunka (WHO) iyo hormuudka hay’addaha caafimaadka dadweynaha waxay qabtaan kulan looga hadlaayo maalinta caalamiga ah ee Tubaakada lagu diidayo.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here