Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ka daah furtay aqoon kororsigan oo ku saabsanaa sida howl-wadeenada waaxda shatiyada degmada Jowhar ula dhaqmi lahaayeen bulshada ay u shaqeynayaan gaar ahaan ganacsatada xiliyada ay kasoo uruurinayaan shatiyada.
Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.