Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dhalinyaarda Mustaqbal oo ay ku midoobeen dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay aruurinta lacag loogu tala galay in lagu caawiyo dadka danyarta ah ee ay saameysay faatahaadda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.