Mashruuca tayeynta Calafka Xoolaha Gobolka Sanaag oo Xarigga laga Jaray.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somailand Dr Axmed Cali Maax ayaa si wada jira xariga uga jaray Mashruuca weyn ee tayaynta calafka xoolaha ee Gobolka Sanaag.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here