Karim Benzema Oo La Xaqiijiyay In Uu Ku Biirayo Koox Sucuudiga Ka Ciyaarta.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne ku xigeenka Kooxda Al-Ittihad ee Ahmed Kaaki ayaa qarxiyay war waali ah oo ku saabsan xiddiga kooxda Real Madrid ee Karim Benzema.

Wakhtigii ugu dambeeyay horyaalka sucuudiga ayaa noqday mid ay hadal hayaan saxaafada adduunka iyada oo ay xiddigo badan ku soo wajahanyihiin halka uu Cristiano Ronaldo haatanba ka ciyaaro.

Xiddiga Karim Benzema ayaa noqday xiddigii ugu dambeeyay ee lala xidhiidhinayo horyaalka sucuudiga iyada oo lala xidhiidhinayo kooxda Al-Ittihad oo ku guulaystay horyaalka Sucuudiga.

Madaxweyne ku xigeenka kooxda Al-Ittihad Ahmed Kaaki ayaa xaqiijiyay in uu Karim Benzema ku soo biiri doono kooxda Al-Ittihad suuqa xagaaga dhamaadka xilli

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here