Dhalinyarada Caabudwaaq oo Bilaabay ka Shaqeynta Bilicda Magaaladaasi.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan oo ah kuwo wax bartay isla markaana ku nool degmada caabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay isku xilqaameen in ay nadiifiyaan magaalada.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here