Tartan Kubadda Cagta ah oo laga daah furay Magaalada Jowhar.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tartankan kubadda cagta ee laga daah furay Magaalada jowhar ee Caasimadda maamulka hirshabeelle waxaa ka qeyb galaya ilaa iyo 10 kooxood.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here