Jowhar – ( Radio isnaay ) – Agaasimaha isbitaalka guud ee gobolka Hiiran Saleebaan Cabdi Cali oo u waramay Radio Beerlulo ayaa sheegay in isbitaalka uu dib u shaqa bilaabay kadib markii uu saameeyay wabiga shabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.