Shirka Xasilinta degmooyinka Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka xasilinta degmooyinka iyo deegaanada Hirshabeelle oo bishiiba mar laqabto oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee hirshabeele ayaa ka dhacay Magaalada jowhar.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here