Taliska Booliiska Degmada Guri-ceel oo Gacanta ku soo dhigay Mooto bajaaj laga xaday degmada.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Taliska Booliiska Degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa ka warbixiyay mooto Bajaaj dhowr maalmood ka hor laga xaday mid kamid ah xaafadaha Dgmada oo howlgal ay booliisku sameeyeen akdib gacanta lagu soo dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here