Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Dhuuso-mareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa laga daah furay iskuulka horyaal oo ah iskuul wax lagu bari doono caruurta Baahiya Gaarka ah qaba.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.