Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay bartaan Xirfadaha gacanta.

0
103

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sanadihii dambe ku sii biiraya siyaasada dalka iyagoo u arko inaay Tahay fursadaha ay kaga qeyb qaadan karaan hogaaminta dalka.

Waxaana jirta qaar kale oo ka duwan kuwaas oo tahriib xooga saara iyo qaar kale oo barta xirfado kaleoo ay ku maareeyaan Naftooda.

Cismaaciil Axmed oo ka mid ah dhalinyarada Jowhar ayaa ugu baaqay dhalinyarada inaay halmeel kaliya wax ka arkin oo ay badiyaan dadaalka iyo xirfadaha ay shaqo ku abuuri karaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here