Ganacsatada Jowhar oo idaacadda Isnaay ku amaanay sida wanaagsan ee ay ugu shaqeyso bulshada.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Todobaadkii aan soo dhaafnay waxaa Sedax jirsaday Radio Isnaay oo ah warbaahin tabisa warar iyo warbixino la xiriira arimaha Bulshada waxana hatan ganacsatada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ay bogaadiyeen waxqabadka Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here