Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo bilowday dhismaha golaha deegaanka Xeraale.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru Dowlaha wasaaradda arimaha gudaha Galmudug Omar Mohamed Diiriye iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa degmada Xeraale u tagay dhismaha golaha degaanka degmaadas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here