Webiga Shabeelle oo Sameeyay hoos u dhac qeybo ka mid ah Baladweyne.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada Baladweyne oo dhawaan ay harqiyeen dadaad ka soo rogmaday webiga shabeelle ayaa laga dareemaya naq uu sameeyay webiga, iyadoo meelaha qaar ay dib uga laabteen biyihii ku soo rogmaday.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here