Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo sheegtay in dib loo dhigay imtixaanka shahaadiga.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo taclinta sare ee Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle  ayaa sheegay in dib loo dhigay imtixaankii dugsiga dhexe iyo sare ee laga qaadi lahaa ardeyda Magaalada Baladweyne maadaam xiligan ay la daala dhacayan sameynta ka dhalatay fatahaada uu geystay webiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinneysa : Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here