Maalinta Shinnida Adduunka oo Maanta laga xusay dunida.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Waxaa maanta oo kale sanad walbo la xusaa adduunka Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida oo ay u aqoondeysay Qaramada Midooba ayada oo lagu xooga agu saaraayo muhiimada ay aadamaha iyo noolayaasha kale u leedahay ayaa waxa sanadwalbo waxa loo qabta xaflad lagu maamusayo maalintaan oo la doonayo in lagu ilaaliyo shinnida.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here