Doon laga leeyahay dalka Masar iyo mid Falastiiniyiin ay leeyihiin oo isku dhacay

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sida uu qoray website-ka Ma’an News, kalluumaysato falastiini ah ayaa ku dhaawacmay mid kalena waa lagu waayay badda Rafah ee koonfurta marinka Qaza, kadib markii ay isku dhaceen doon ay leeyihiin ciidamada Masar iyo doontooda

Kabtanka Kalluumeysatada Gaza ayaa xaqiijiyay khasaaraha soo gaaray Kalluumeysatadan.
Dhaawaca ayaa loo qaaday isbitaalka, waxaana wali socda baadi goobka qofka labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here