Bahda caafimaadka Jowhar oo idaacadda Isnaay ku amaanay sida wanaagsan ee ay ugu shaqeyso bulshada.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah dhaqaatiirta iyo howlwadeennada caafimaadka ee ka howlgala Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa hambalyo iyo bogaadin waxa ay udireen Maamulka iyo shaqaalaha idaacadda Isnaay oo todobaadkii tagay u dabal degtay sannad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay 15-kii bishii May ee sannadkii 2020-ka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here