Shir lagu Heshisiinaayo Beelo Walaalo ah oo ka furmay Magaalada Jowhar.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle ka furay shir dib u hishiisiineed oo gogol xaar u ah beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaalamay Tuulooyinka Mareerey iyo Baarooweyne oo hoosyimaada Jowhar.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here