Gobolkii ugu horreeyey oo mamnuucay TikTok

0
96

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Montana ayaa Arbcadii noqday gobolkii ugu horreeyey ee Mareykanka ah oo mamnuuca TikTok, ayada oo sharcigan uu dhaqan-geliyo sanadka xiga, xilli ay xoogeysatay doodda la xiriirta saameynta iyo amniga app-kan caanka ah.

Mamnuucista, oo uu saxiixay barasaab Greg Gianforte, ayaa tijaabo sharciyeed u noqon doonta haddii app-kan laga leeyahay Shiinaha laga mamnuuci karo dalka oo dhan, taasi oo sharci-dejiyayaasha Washington ay ku baaqayaan.

Mamnuucista ayaa ka dhigaysa in sharciga la jebiyey mar kasta “oo qof uu furo TikTok, ama uu helo oo awood uu ku geli karo TikTok, ama la siiyo awoodda uu kusoo degsan karo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here