Tababar ku saabsan hogaaminta maamulka Maxalliga ah oo lagu qabtay Muqdisho.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan Hogaaminta Maamulka Maxalliga ah oo diiradda lagu saarayo waajibaadka shaqo ee xubnaha Goloyaasha deegaanka Xamar, waxana tababarkan si wada jir ah u furay guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Jimcaale iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Mudane Feysal Caraale Afrax.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here