Qoysas ku go’ddoonsan mid kamida xaafaddaha Baladweyne oo codsaday in gurmad lala gaaro.

0
86

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Boqolaal qoys oo ka barakacay fatahaada webiga shabeelle iyo kuwa kale oo ku guddoonsan xaafaddaha magaalada Baladweyne ayaa xiligan wajahaya duruufo kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here