Shirka Agaasimayaasha guud ee Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen Dhamaan Agaasimayaasha Hirshabelle iyo qaar ka mid ah lataliyaasha wasaaradaha Hirshabeelle ayaa waxaa shirgudoominayay agaasimaha guud Ee Madaxtooyada Hirshabelle Ambassador C/qaadir C/dulle Xooshoow iyadoo lagu soo bandhigay waxyaabaha la xiriira howlha iyo habsimi usocodka dowlada Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here