Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland ayaa magaalada Hargeeysa ku qabatay Kulan lagu gorfaynayey mashaariicda uu Baanka Aduunku maalgaliyo iyo sida ugu haboon ee looga faa’iideysan karo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.