Doorashada Turkiga oo Maanta loo dareeray.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Turkiga ayaa maanta u codeynaya , doorashada ugu muhimsan taariikhdooda casriga ah, si ay go’aan uga gaaraan haddii Recep Tayyip Erdogan uu sii ahaanayo madaxweyna hooda ka dib 20 sano oo uu xukunka hayay.

Ninka ay sida weyn u xafiiltamaan, Kemal Kilicdaroglu, ayaa ballan qaaday in uu meesha ka saari doono awoodo badan oo uu helay madaxweyne Erdogan kaddib markii uu ka badbaaday afgambigii dhicisoobay ee 2016-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here