Dhalinyaro fursado shaqo ka helay goobaha dalxiiska ee laga hirgeliyay degmada Balcad.

0
48

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Beeraha iyo goobaha taariikhiga ah ee ku yaala degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa udalxiistaga dad aad ufara badan oo kala yimaada gobollada dalka iyo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here