Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle, guddigaas oo ka kooban xubnaha Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here