Guriyo Loogu tala galay dadka Barakacayaasha ah oo laga Hirgaliyay Beydhabo.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha KGS ayaa waxa u ka warbixiyay Mashaariic ay Dowlada UK iyo Hey’adda Juba ay ka fuliyeen Magaalada Baydhabo, gaar ahaan dhismayaal shan boqol oo guri laga dhisey Duleedka Magaalada kuwaas oo loga talagalay in la dajiyo barakacaaysha kunool Baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here