Maamulka degmada Baladweyne oo kormeeray qeybo ka mid ah meelaha uu ka fatahay webiga shabeelle

0
32

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha degmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasow iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka degmada Baladweyne ayaa kormeeray xaafaddaha Howlwadaag, Kooshin iyo Buundo weyn oo ka mid ah meelaha sida weyn uu ugu fatahay webiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here