Tababar ku saabsan Hoggaaminta Maamulka Warbaahinta oo Jowhar lagu qabtay.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ku saabsanaa maamulka,maareeynta iyo hogaaminta sare ee warbaahinta oo ay soo qabanqaabisay media women network oo kaashaneeysa he,addaha IMS IYO FOJA ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee maamulka  Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here