Wasaaradda Caafimaadka Dalka oo Gaadiid kala Wareegtay Hey,adda Caafimaadka Adduunka.

0
49

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Xaaji Aadan,ayaa maanta Hey’adda WHO kala wareegay Shan Gaari oo ah nooca loo yaqaano Hardtop-ka.

Munaasabadda gawaarida lagula kala wareegayey waxaa goob joog ka ahaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Drs Maryama Maxamed Xuseen, qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada iyo Madaxada Hey’adda WHO ee Gobolka.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here