Wabiga Shabeelle oo Ku fatahay Tuulooyin hoosyimaada Beledweyne.

0
75

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wabiga Shabelle ee mara gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay tuulooyinka Lafoole,Bacaad,Biyo qurun,Qooqane,Baas-laawe ,Garaash iyo deegaano kale oo hoosyimaada magaalada Baladweyne .

Qoysaskii daganaa tuulooyinkan ayaa u barakacay deegaanada taaga ah ee aanay biyuhu gaarin kuwaasi oo u dhaw goobihii ay ka barakeceen.

Warbixintan waxaa inoo soo Jeedinaya:-  Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here