Haweynka kismaayo oo hirgaliyay Xarun lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo Dhaqanka Soomaalida

0
111
Jowhar– (Isnaay Radio)- Bulsho walbo oo caalamka ku nool  waxey leedahay dhaqamo u gaar ah, kuwaasi oo ay kamid yihiin Astaamo ka turjumaayo dhaqanka u madaaasi.
Soomalida waxaa lagu tiriyaa wadamada uu dhaqankooda aad uga  duwan yahay bulshoyinka kale ee caalamka ama Afrikaanka dhexdiisa agab dhaqameedka  soomaalida waxay kamid yihiin farsamooyin dhaxalka  ah kuwaasi oo ay sameeyaan dadka soomaalida ah waa agabyo aad u qurxoon oo badi laga sameyo Geedaha.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here