Dhalinyarada ku shaqeeysta Sawir qaadista oo ku soo badanaya Kismaayo

0
124

Jowhar- (Isnaay Radio)- Iyada oo dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed isla markaana dalka kunool ay wajahayaan shaqo la’aan baahsan ayaa waxa jira dhalinyaro waxbaratay balse shaqo kuwaayay cilmigay barteen hase ahaatee ku shaqayta xirfado kala duwan si ay uga baxaan shaqo la’aanta.

Xirfada sawir qaadista ayaana kamid ah xirfadaha ay ku shaqaytaan dhalinyarada maanta si ay uga maareeyaan nolashooda iyo midda qoysaskooda magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose waxa kuso badanaya mudooyinkii dambe dhalinyarada ku shaqysta xirfada Sawir qaadida.

warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Abdiwahab Addow Mohamud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here