Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Shir Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle.

0
74
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee maamulka Hirshabeelle.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay Amniga,Maareynta fatahaadaha Wabiga Shabeelle, Warbixin Barnaamijka xasilinta iyo heerarka ay marayaan, Barnaamijka kasoo kabashada xasaradaha (SCRP), iyo Qorshe-yaasha Caafimaadka ee Hirshabeelle gaar ahaan Cusbitaalka Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here