Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Beeraleyda ugu baaqday in sare loo qaado Tacabka Beeraha ee xiliga gu’ga.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle dowlad goboleedka hirshabelle ayaa waxa ay Beeraleyda ugu baaqday in sare u qaadaan Tacabka Beeraha ee xiliga gu’ga.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabeelle Maxamed bashiir qaasim daqare ayaa booqasho ku tagay beeraha ku yaala dulleedka Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here