Jubbaland oo shaacisay in ay ku guleysatay xakameynta cudurka shuban biyoodka.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bishii aynu soo dhaafnay waxaa Deegaano badan oo katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland ka jiray kiisas badan oo xanuunka shuban biyoodka iyadoo wasaaradda caafimaadka Jubbaland ay sheegtay in 7657 bukaan ayaa la diiwaangeliyay oo uu ku soo ritay cudurka shuban biyoodka qaar kamid ah Degmooyinka Jubbaland, halka dad kor u dhaafaya 50 qofna ay u dhinteen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here