Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo kala Xiray waddooyinka isku xira Jowhar iyo Tuulooyinka ku Xeeran.

0
98

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku nool deegaanada ku hareereysan Wabiga Shabelle oo ay fatahaadu saameysay ayaa bilaabay inay adeegsadaan Doon kadib markii ay jareen wadooyinka ay isticmaalayeen fatahaada wabiga Shabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here