Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyay Wadada Maka-Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waaxda Nadaafadda iyo bilic soo celinta ee Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanayo waaxda gaadiidka ee Dowlada Hoose ee xamar iyo Shirkadda Nadaafadda iyo bilic soo celinta Ifi ayaa hawlo nadaafadeed ka sameeyaya wadada maka Almukarma ee gobolka banaadir oo ay ka da-een roobaab xoogan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here