Tababar ku saabsan habka Kaar qeybinta Doorashooyinka oo Gaalkacyo lagu Qabtay.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiinta katirsan Guddiga KMG Doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa tababar ku saabsan habka kaar-qaybinta magalaada Gaalkacyo uga furay shaqaalaha qaybinaya kaararka codbixinta Gobolka Mudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here